Dhageyso: Doodda Dalsan

Maxaa hortaagan in Muqdisho matalaad ku yeelato saami-qeybsiga aqalka sare ee dalka?.

Waa mowduuca uu ku saabsanyahay barnaamijka todobaadlaha ah ee Doodda Dalsan.

Waxaa marti ku ah, Ambassador, Maxamed Cali Nuur “Ameeriko”. Caasha Axmed Cabdalla iyo Dr, Liibaan Xuseen Ciise oo lafagura siyaasadda iyo qaanuunka.

Waxa barnaamijka daadihinaya Abubakar Maxamed Cali. Dhageysi Wacan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor