Dhageyso: Diplomacy Caalim Waa Riyo Maalmeed 2016 in ay dhacdo doorasho qof iyo codkiis”

Diplomacy dawlada Filand kala taliya arimaha Somaliya 20 kii sano ee laso dhafay Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo lahadlay idacada Dalsan ee M.Muqdisho aya rajo xumo kamuujiyay in sanada 2016 ay dalka ka dhici doonin doorasho qof iyo codkiisa ah.

Balse waxaa uu shegay in ay dhaci karto in ay wax doortaan ergo ka socota mamul gobaledyada dalka kajira.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor