(Dhageyso) Dil caawa ka dhacay Muqdisho

sida ay Dalsan u xaqiijiyeen dadka deegaanka waxaa caawa aga-gaarka Seybiyaano lagu dilay askari ka tirsan ciidanka dowlada Soomaaliya.

kooxo ku hubeesan bastoolado watayna gaari yar ayaa lasheegay in marqura dhoor xabadood ku dhifteen askariga kadibna ay goobta ka baxsadeen.

ciidamo ka tirsan dowlada ayaa goobta soo gaaray dilka kadib ku waa oo gacanta ku dhigay qof ka agdhawaa goobta uu dilka ka dhacay sida ay inoo xaqiijiyeen dad goob-joogayaal ah.

Halkan hoose ka dhageyso codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media