(Dhageyso) Dibadbax looga soo horjeedo dhacdo naxdin leh oo Amisom ay geesatay oo caawa ka dhacay Muqdisho

dibad baxaan oo ahaa mid balaaran ayaa caawa dad weyne careesan waxa ay ka dhigeen wadada isku xirta isgoosyada Sanca iyo Siinaay ee magalada Muqdisho

dadka dibad baxa dhigayay ayaa ka careesnaa falka ay ku dileen kolonyo ka tirsan ciidamada Amisom wiil dhalinyaro ah oo marayay aga-gaarka isgooska Sanca

Halkan hoose ka dhageyso codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media