Dhageyso: Degmooyinka Warta nabadda iyo Baydhabo oo ku baratamay tartan aqooneed-ka Radio Dalsan

Tartan aqooneedka radio dalsan ee bisha ramadaan caawa waxaa ku baratamay degmooyinka Baydhabo iyo warta nabadda.

Tartanka oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa waxaa caawa guusha ay raacday tartamayaasha degmadda warta nabadda oo keensaday 13-dhibcood, halka tartamayaasha Baydhabo oo isaga haray tartanka ay keensadeen 5 dhibcood.

Habeen dambe tartanka waxaa ku balansan degmooyinka Howlwadaag iyo Yaaqshiid oo ka wada tirsan gobolka banadir.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor