Dhageyso: Degmadda Buurhakaba Oo Ku Guuleesatay Tartan Aqooneedka Degmooyinka Dalka Ee Radio Dalsan

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Degmooyinka Dalka Ee Radio Dalsan oo ay ka qeyb galayeen 24 degmo ayaa waxaa caawa lagu soo gabagabeeyay xarunta dhexe ee radio dalsan.

Gabagabada Tartanka waxaa isugu soo haray Degmooyinka Buurhakaba Iyo Cadaado Oo Ka Kala Tirsan Goboladda Baay Iyo Galgaduud.

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Waxaa Taaba Galinayay Hay’adda Wacyigalinta Bulsha Ee CCA Iyo Shirkadda Daabacaadda Super Sign.