Dhageyso:-Deegaanka Garasbaaleey oo laga hirgelinaayo Saldhig Ciidan

Gudoomiyaha deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho oo wareysi siinayay Radio Dalsan muqdisho ayaa ka hadlay qorshaha dhanka amniga ah ee dhawaan uu bilaabi doono Maamulkooda iyo dhismaha Xarumaha uu ku shaqeyn lahaa Maamulkaas.

Cabdiraxmaan Axmed Cali Gudoomiyaha deegaanka Garasbaaleey, ayaa sheegay in Maamulka deegaanka uu dhawan bilaabi doono dhismaha Saldhig Booliis oo markii ugu horeysay uu yeelanayo deegaanka islamarkaanaaysan jirin ka taakuleyneysa qarashaadka ku baxaya degaankaSaldhiga Ciidan.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intas ku daray in deegaanka Garasbaaleey ay haatan ku nool yihiin Boqolaal qoys oo ka soo barakacay abaartii ka jirtay deegaano badan oo kamid ah Gobolada dalka Soomaaliya slamarkaana dowladda Somaaliya uu ku dhaliilayo in ay ka gaabisay wax u qabashada dadkaas sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media