Dhageyso: Darawalada Magaalada Jowhar oo Baaq loo jeediyay

Taliye Kuxigeenka Saldhiga Magaalada Jowhar Geele Isxaaq Nuur ayaa sheegay in darawalada kaxeeya gawaarida loo baahanyahay in si tartiib ah ay u wadaan gawaarida xilliyada ay soo galayaan magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeeladda Dhexe.

Waxaa uu tilmaamay Cidii Baaqaasi ka dhaga adeegta in talaabo adag laga qaadi doono waa sida uu hadalka u dhigay  Taliye Kuxigeenka Saldhiga Magaalada Jowha.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor