(Dhageyso):- Dad Laga Faduubtay Galkacyo Oo Lakala Celiyay.

Muqdisho:-(Radio Dalsan):-waxaa maanta lakala celiyaya 2-qof oo laga afduubtay gudaha magalada Galkacyo Idaacada Dalsan waxaa arinkaas uga warbixiayay C/nuur Maxamuud Maxamed oo kamid ah dadkii ka qeybqaatay kala celinta dadkaasi

halkan hoose ka dhageyso Waresi C/nuur Maxamuud Maxamed

©Radi Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor