(Dhageyso) Dad horleh oo ay saameesay abaarta oo gaaray deegaanka Ceel-cadde

Dad aad u farabadan oo ay saameesay abaarta isla mar’ahaantaana ka soo barakacay qeebo kamid ah gobolka Shabeelada Dhaxe ayaa waxa ay gaareen deegaanka Ceel-cadde ee ka tirsan isla gobolkaas.

Sheekh Xasan Khaliif Foodey oo ah gudoomiyaha naafada deegaanka Ceel-cadde ayaa Dalsan u sheegay in haatan xaalad adag ay ka taagantahay deegaanka,maadaama deegaanku uu kamid yahay goobaha ay abaarta saameesay.

Halkan hoose ka dhageyso codka