Dhageyso: C/Wali Gaas Iyo Axmed Madoobe Oo Ka Wada Hadlay Xeriirka Labadda Maamul

Wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo madaxweynaha maamulka KMG ee juba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta gaaray magaaladda Garowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa garoonka Kusoo Dhaweeyay Dhigiisa Maamulka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas.

Labada Masuul ayaa ka wada Hadlay xeriirka labada Maamul iyo qaabka ay u wajahayaan arimaha federaalka.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor