Dhageyso: Codka Askar Kenyan ah oo lagu qabsaday Ceel Cade

Codkan waxaa baahisay warbaahinta ku hadasha Magaca Al Shabab waxaana Hadlaya,Lawrence Rinui Kamau oo sheegay inuu yahay 30 jir ka tirsanaa Askartii lagu qabsaday Weerarkii Ceel Cade.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor