Dhageyso: Ciidamadda Galmudug Oo La Wareegay Degaanka Camaara

Ciidamadda maamulka galmudug ayaa maanta deegaanka camaara kala wareegay dagaalamayaasha Al shabaab.

Waxaa deegaanka lagu arkayay ciidamadda maamulka galmudug iyada oo la sheegay in dagaalamayaashii Al shabaab ay u dhaqaaqeen dhankaa iyo degmadda Xarardheere.

Sargaal ka tirsan ciidamadda maamulka galmudug ayaa radio dalsan u xaqiijiyay in deegaankaasi ay kala wareegeen Al shabaab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor