Dhageyso: Ciidamada Jubbaland oo soo furtay Macalimad Kenyan ah

Taliyaha Ciidamada Jubbaland Ee Degmada Dhoobley ayaa u xaqiijiyay Radio Dalsan in Ciidamadooda ay soo furten Gabar Macalimad Kenyan ah oo lagu Magacaabo Judy Mutua.

Judy Mutua waxa ka soo afduubtay agagaarka Xerada Dhadhaab seddex cisho ka hor Koox dabley ah oo Maanta ay ka soo furten Ciidamada Jubbaland.

Halkan hoose ka dhageyso Wareysiga:-

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor