Dhageyso: Biyo La’aan xoogan oo ka jirta Degmadda Wanlaweyn

Sida uu kusoo Waramay Wariyaha Radio Dalsan ee Gobolka Shabeeladda Hoose Maxamed Cusmaan Ma’da waxaa biyo La’aan Xoogan ay ka jirtaa Degmadda Wanlaweyn ee Gobolka Shabeeladda Hoose.

Fuustada Bihiyaha ayaa waxaa la tilmaamayaa in ay ka marayso lacag dhan 60 kun oo Shilinka Soomaaliga, Halka goobaha Fog fog ee degmaddana ay ka Marayso 120 kun oo lacagta shilinka Soomaaliga ah.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor