DHAGEYSO: Barnaamijka Tartan Aqooneedka Degmooyinka Dalka Ee Radio Dalsan 12-07-2015

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Degmooyinka Dalka Ee Radio Dalsan Caawa Waxaa Ku Tartamay Seddax Degmo Oo Iskugu Soo Haray Tartanka.

Degmooyinka Iskugu Soo Haray Ayaa Kala Ah:

Buurhaka-Gobolka Baay

Dharkenley-Gobolka Banaadir

Cadaado-Gobolka Galgaduud

Waxaa Xusid Mudan In Radio Dalsan ay Xarumo Ku Leedahay Seddaxda Degmo Ee Iskugu Soo Haray Tartanka Aqooneedka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor