DHAGEYSO: Barakacayaasha Muqdisho oo dalbaday in Loo Gurmado

Dadka barakacayaasha ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa dalbanaya gurmad, si ay u helaan meel ay uga gabaadsadaan dhibicda Roobka.

Barakacayaal ku jira kaam ku yaala degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir oo ay soo wajahday xaalad dhinaca nolsha ayaa dalbanaya in la caawiyo, Wariyaha Radio Dalsan Cabdinaasir Socdaal ayaa booqday kaamkaas, waxaana uu la hadlay qaar ka mid ah barakacayaasha oo sheegay in dhibaato ay heysato.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka