Dhageyso: Barakac ka bilaawday Deg.Caabudwaaq ee G.Gelgaduud

Hooyo Ka Mid ah dadka ka qaxay Xiisada Colaadeed ee ka taagan Caabudwaaq oo La hadashay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa sheegtay in dad isugu jira Da’ iyo Caruur aay ku suganyihiin meel Banaanka ka ah Degmada Caabudwaaq.

Halkaan Ka Dhageyso