Dhageyso: Axmed Daaci oo Dowlada ku dhaliilay Faragelinta Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Wadajir Axmed Xasan Cadow Axmed Daaci oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay ku xad gudubtay aayaha iyo Madax banaanida Dadka Dega Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe gaar ahaan arinta Maamul u sameynta.

Halkan hoose ka dhageyso:-

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor