Dhageyso:-Ardayda Imtixaanka ka qeyb qaadaneysa oo loogu baaqay in ay isdejiyaan

Wasiirka wasaarada waxabar Maamulk Puntland Abshir ow Yuusuf Cismaan ayaa ugu baaqay ardayda u fariisatay intaxaanaadka  sanad Dugsiyeedka 2016 iyo 2017 ee fasalada 8 aad iyo 12 aad  in ay is dajiyaan inta ay ku guda jiraan imtaxaanka.

Wasiirka waxbarshada Puntland ayaa sheegay markii lagaaro xiliga imtaxaanaadka in ay jiraan arday badan oo baqdin dareema waxa uuna ku dhiiri galiyay ardaydaasi  in ay is dajiyaan Naftooda ay ku kalsoonaadaan.

Wasiirka ayaa ardayda  ku Booriyay in Imtaxaanka ay ka ilaaliyaan dagdeg  siimada Madaama  degdeg siimihu  uu keeno guuldaro sida uu sheegay Wasiirka Waxbarshada Puntland.

Puntland deegaano ka tirsan ayaa sirasmi ah shalay waxaa uga bilaawday imtixaanka Shahaadiga dugsiyada Sare ee Sanadkaan iyadoo aysan qadeynin dowladda Somaaliya

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media