Dhageyso: Amisom oo Fadhiisimo Cusub ka sameystay Degaanka Farxaane ee G/Sh/Hoose

Ciidamada Amisom ee ku sugan Gobolka Shabelada Hoose ayaa fadhiisimo cusub waxaa ay ka sameysteen deegaanka Farxaane oo ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose.

Deeganka  farxaane ayaa maalmihii dambe waxaa isku horfadhiyay maleeshiyo beeleedyo halkaasi ku dagaalamayay,waxaana lasoo werinayaa in xaalada amaan ee deegaankaasi in ay iminka degan tahay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor