(Dhageyso):-Al-Fanaan Farxaan Xiddig oo ka hor yimid Doorsho maanta ka dhacday Muqdisho.

Muqdisho(Radio Dalsan):- Al-Fanaan Cabdi Axmed Faahiye oo ku magac-dheer Farxaan Xidig oo maanta warbaahinta kula hadlay gudaha magalada Muqdisho ayaa waxa uu si adag kaga horyimid doorasho maanta ka dhacday Muqdisho

fananka ayaa waxa uu sheegay in isaka iyo ergooyinka uu watay loogu caga jugleeyay in ladilaayo waxa uuna ariskaasi dusha uga tuuray mid kamid ah saraakiisha ciidamada dowlada

ugu danbeen Al-fanan Farxaan Xidig ayaa shegay in qaab musuq-maasuq ah ay ku dhacday doorashada waxa uuna shegay in asaga loodiiday xitaa in dad loogu daro Ergooyinka wax dooranayay

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Farxaan Xidig