Dhageyso: Afar askari oo ku dhaawacantay shilgaari oo ka dhacay wadada isku xirta Ceelmacan iyo Cisaley

sida uu Dalsan u xa qiijiyay mid kamid ah dadka deegaanka gaari dagaal gar’ahaan nuuca loo yaqaan Cabdi-bilah aya waxa uu ku dhacay gaari kale oo nuuca carada qaada ah ama Soomalida u’taqaan iska rogaha.

shilkan gari aya waxa uu ka dhacay wadada isku xirta Ceelmacaan iyo Cisaley waxaana la shegay in ay ku dhaawacmeen afar askari iyo daroowalkii ka xeenayay gariga Cabdi-bilaha ahaa

Halkan hooose ka dhageyso codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media