Dhageyso: 4-ruux oo ku dhimatay shilgaari oo ka dhacay duleedka Muqdisho

shilkan gaari ayaa maqrinimadii caawa ka dhacay deegaanka Lafoole.

shilkan ayaa yimid kadib markii uu qalibmay gaari nuuca looyaqaano Hoomeyda kaas oo dad shacab ah waday.

inta la ogyahay 4-ruux ayaa ku dhimatay shilkaas gaari sida uu Dalsan u xaqiijiyay goobjooge ka agdhawaa goobta ay wax ka dhaceen.

Halkan hoose ka dhageyso codka