{Dhageysi}:-“Maamulka Gobalka Sh/hoose”waxaan gacanta ku dhignay Rag ku la bisan diriiska Ciidamada oo lacago baada ka qaadayay Dadka iyo Gaadiidka.

{Dhageyso}:-Ciidamada Doowladda ayaa howlgalo gaara waxa ay ka sameeyeen deegaano hoos taga degmada Afgooye ee Gobalka Sh/hoose, kaas oo ay ka qeeyb qaadanayeen Gudoomiyaha Gobalka iyo Saraakiil Ciidan.

Gudoomiyaha Gobalka Sh/hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa howlgaalku markii uu soo dhamaaday waxa uu faah-fahiyay sida uu u dhacay iyo u jeedada laga alaha.

Waxa uu sheegay Gudoomiyaha Gobalka Sh/hoose in aya ay gacanta ku dhigeen rag ku labisan diriiska Ciidanka Dowladda oo dhac u geeysanayay Dadka Shacabka ah iyo Gaadiidka Rakaabka ah.

Halkaan Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media