{Dhageysi}:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Hambalyeeyay Mamulka iyo Shaqaalaha Radio Dalsan

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya  Maxamed Sheikh Cusmaan  Jawaari  ayaa ugu  Hambalyeeyay Maamulka iyo Shaqaalaha Radio Dalsan 5-sano guurada ka soo wareegtay Aas-aaska Hey,adaan Warbaahinee.

Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in maamulku ay ku amaananyihiin sida ay ugu istaageen nooleynta Afka Soomaaliga oo aya aad u tixgeliso Suugaanleeyda waxaana uu ku booriyay in shaqada adag ee ay hayaan halkooda kasii wadaan.

Halkaan Ka Dhageyso Codka Dugoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.