Dhagayso “Qeybo ka mid ah Kaaraan iyo Heliwaa waxey ka tirsanyihiin Hirsahbelle “Madaxweyne Cosbole

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa sheegaya in xaafado ka mid ah Kaaraan iyo Haliwaa ay ka tirsanyihiin maamulkiisa Hirshabelle .

Hadalkaas ayu ku sheegaya magaalada Baladweyne mar uu wariyayaasha kula hadlaayey , waxaa uu sheegay iney muhiim tahay in la garto xuduudaha ay maamul goboleedyada  kala leeyihiin iyo sohdimahooda .

Cosoble ayaa lagu casuumin shir Muqdisho ka dhacay oo loog hadlaayey xuduudaha maamulada Soomaaliya ka jira .

Dhawaan ayu sheegay inu furi doono dekeda Ceelmacaan  iyo garoonka diyaaraha Cisileey.