Dhagayso: Maamulka degmadda Afgooye oo digniin u diray dadka dhismooyinka sharci darada ka dhistay hareeraha wadooyinka

Madaxa Arimaha Bulshada ee Maamulka Degmadda Afgooye Ismaaciil Aadan Caddow oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in loo baahanyahay in la bur buriyo dhismooyinka sharci daradda ah ee ku yaala wadada hareeraheeda.

waxaa uu Ismaaciil carab tilmaamay cidii hadaladda maamulka ka dhaga adeegta in talaabo laga qaadi doono waa sida uu hadalka u dhigay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor