Dhagayso: kulamo la isku Horfadhiisinayo dhinacyadii ku dagaalamay Gobolka Shabeeladda Hoose oo ka furmay gobolkaasi

Kulamo lagu doonayo in la isku hor fadhiisiyo dhinacyadii ku dagaalamay gobolka Shabeeladda Hoose ayaa lagu soo waramayaa inay ka bilawdeen Gobolkaasi.

Kulamadaan ayaa waxaa garwadeen ka ah Maamulka seddaxda Gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa dhowr jeer Marti galiyay dagaalbeeleedyo kuwaas oo Khasaaraha ugu badan ay kasoo gaarayeen dadka Shacabka ah ee Gobolkaasi ku nool.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor