Dhagayso: Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhaawacyadii Hotel Central ee dibadda loo qaaday

Wasiirka Arimaha Dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdi Salaam Hadliye Cumar iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Xaawo Xasan Maxamed oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoonka Diyaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dadka la qaaday ay gaarayaan 13 qof islamarkaana ay jiraan ilaa 40 kale oo qaba dhaawacyo halis ah.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor