DG DEG : C/raxmaan C/Shakuur oo Dib u helay Xuriyadiisa

Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur ayaa hada laga sii daayey xabsiga Habar Khadiijo ee NISA cadi 3 maalin oo uu xirnaa,

Xarigiisa ayaa dhacay kadib weerar lagu dilay 5 ka mid ah ilaaladisia iyo darawalkiisa .

 

LA SOCO WIXI SO KORDHA

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor