Sawiro:-Dekadda Magaalada Berbera oo Caawa Dabka kacay

War Caawa na soo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in ay gubaneyso qeyb ka mid ah dekadda weyn ee Magaalada Berbera deegaanada Maamulka Soomaaliland.

Dabkan ayaa La arkay Uun Markii salaada Maqrib la ,waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in uu ka kacay Kuntineero Meesha Yaalay Dab ka Dhashay, Taasina ay sababtay Dabkaas in uu  Cirka Isku Shareero.

Goobtan uu Dabka ka kacay oo Gubanyasa ayaa waxaa  loo yaqaanaa Barxada Wajaale waxayna kaabiga ku haysaaa , Haamaha Shidaalka Berbera, iyo Shirkadaha Keena Gaaska wax Lagu karsado.

Gawaarida Damsamiska maamulka Sooamaliland ayaa Goobta tagay kuw aas oo dabka intiisa abdan demiyay,waxana jira baaritaano kale oo la wado oo lagu ogaanaya waxa keenay dabkaas.

Sawiro

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media