DEG DEG: Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxyo iyo weeraro xoogan ayaa ka dhacay xilli afurkii waxaa lagu qaaday hotelo ku yaalo wadad  maka al mukarama .

Qaraxa hore waxaa uu ka dhacay Hotel Siyaad ee ku yaalo afeefka hore irida madaxtooyada halka qaraxa labaad uu ka dhacay Hotel Weheliye,

Filo Faahfaahin Dhameystiran