DEGDEG: General Dhega Badan Oo Ku Geeriyooday Weerarkii Hotel Saxafi

Abaanduulihii hore ee ciidanka xooga dalka soomaaliya C/kariin Yuusuf Dhage Badan ayaa la shaaciyay in uu ku geeriyooday weerarkii Al shabaab ay ku qaadeen Hotelka Saxafi ee Magaaldda Muqdisho.

Sidoo kale waxaa weerarka ku dhintay masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo kuwa horay xilal usoo qabtay.

Wali lama xaqiijin Tiradda rasmiga ah ee ku geeriyootay weerarkaasi waxaana socda baaritaano ay wadaan laamaha Amaanka ee dowladda somalia.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor