DEG DEG:Qarax goordhow laga maqlay gudaha Magaalada muqdisho

Jug Culus oo inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolkaan Banaadir ayaa haatan laga maqlay gudaha magaalada Muqdisho.

Jugtaan oo u muuqatay mid qaraxa ah ayaa si aad ah looga maqlay iyadoona ilaa iyo hada  aan la ogeyn waxa ay tahay.

Ciidamada xasilinta amniga Muqdisho ayaa weli waxa ay howlgallo ka wadaan Wadooyinka iyo Xaafadaha Waaweyn ee ku yaalla M/Muqdisho.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media