Deg Deg:Dowladda Soomaaliya oo Sii Deysay Wariye Kalgacal

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw Sii deysay Wariye Cabdifatax Xasan Axmed (Kalgacal) oo u xirnaa Dowladda muddo Toddobaad ah.

Wariyaha ayay Ciidamadda Dowladda ka xireen 7 Cisho ka hor Gurigiisa oo Ku yaalla Magaaladda Muqdisho.

Barta Twitterka Ee Radio Goob Joog oo uu Wariyaha ka shaqeeyo ayaa lagu xaqiijiyay Warkani.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor