Deg Deg:Dab Culus oo Ka Kacay Suuq Ku Yaala Black Sea

Dad goob joogayaal ah ayaa Radio Dalsan u sheegay in Dab uu ka kacay Kaalin shidaal oo ku taala Isgoyska Black Sea ee Magaaladda muqdisho.

Maamulka Gobolka Banadir iyo Shacabka Magaaladda oo garab ka helaya Shirkadaha heysta Gawaarida dab Damiska ayaa dadaal ugu jira sida loo damin lahaa dabkasi.

wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Sheegay in Dabka Maanta ka cay uu khasaaro Weyn gaarsiiyay Dad Ganacsato ah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor