DEG DEG:Cabdikariim Xuseen Guuleed oo Noqday Madaxweynaha Galmudug

Guud ahaan Cododkii la dhiibtay wareega Seddexaad waxa ay u kala heleen Labada Musharax sidan

Cabdikariim Xuseen Guuleed 49 Cod

Axmed Macalin Fiqi 40 Cod