Deg Deg:Banaan Bax Looga Soo Horjeedo Maamulka Galmudug oo Ka Dhacay Garowe

Dibad baxayaal badan oo isugu soo baxay Magaaladda garowe Ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay iney ka soo horjeedan Maamulka lagu dhisayo Magaaladda cadaado.

Waxa ay sheegeen in aysan Puntland u dul qaadan karin in lagu soo xad gudbo Xuduudaheeda Sida ay ku dhawaaqeen Masuuliyiin la hadlay dadka Dibad baxa dhigayay.

Waxa ay sido kale taageereen dadkasi Maamulka lagu dhisayo Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galguduud.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor