DEG DEG :Xukuumada RW Kheyre oo codka kalsoonida la siiyey

Xukuumada RW Kheyre uu soo dhisay dhawaan ayaa martay barlamaanka iyadoo ku marry cod aqlibayad ah .

Gudoomiyaha maxkamada sare aya hada isu diyaarinaya dhaarinta wasiirada cusub .

LA SOCO WIXI SO KORDHA

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor