DEG DEG: Xoghayihii Hore Ee NUSOJ oo dil ka badbaaday

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Radio Dalsan u sheegay in Cumar Faaruq Cusmaan oo hore u ahaa Xoghayihii Ururka Saxafiyiinta NUSOJ uu ka badbaaday Weerar lagu dili lahaa.

Cumar Faaruq Cusmaan oo ay Dalsan la xiriirtay ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo Weerarkan,waxa uuna sheegay in imminka uu mashquulsan yahay oo uusan warbaahin la hadli karin.

Baraha Bulshada ayaa lagu soo qoray Warar kala duwan oo qaarkood ay sheegayan in ugu yaraan laba ruux ay ku dhaawacmen Weerarka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor