Deg Deg: Xaaska Madaxweynihii hore ee Puntland oo Garoowe uu ku Dilay Wiil ay Dhashay.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in maanta halkaas lagu dilay Xaaska labaad ee Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Faroole taas oo lagu magacaabo Amiino Abiib.

Inkasta oo aan dhab loo ogaan cida ka dambeysa dilkeeda ayaa
hadana wararka qaar waxa ay sheegayaan in uu dilay wiil ay iyadu dhashay.

Goobta dilka uu ka dhacay ayaa waxaa gaaray ciidamo katirsan Puntland kuwaas oo baaritaano wada.

 

Nala soco wixii kusoo kordha.