DEG DEG: Wariye Xasan Xanafi Xaaji oo saakay lagu toogtay Muqdisho

Wariye Xasan Xanafi Xaaji ayaa saakay lagu toogtay Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Barxadda Iskuul Bulisiyo.

Xanafi ayay Maxkamada dhawaan ka diiday racfaan uu ka qaatay xukun hore loogu riday balse markale ayaa dil lagu xukumay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor