DEG DEG: Wariye u shaqeysa Radio Muqdisho oo Qarax lala eegtay

Wariye u shaqeysa Radio Muqdisho ayaa  Qarax xoogan  lagula  eegtay Agagaarka Safaarada Turkiga Ee Magaalada Muqdisho.

Gabadha Qaraxa lala eegtay waxa lagu Magacabaa Hindiyo Xaaji Maxamed.