Deg Deg: Maxkamada Gobolka Banaadir oo damiin kusii deysay Wariye Maxamed Bashiir

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa goor dhaweyd waxaa ay damiin kusii deysay Wariye Maxamed Bashiir Xaashi oo ka tirsanaa Idaacada Shabeele.

Wariyaha ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta dhanka Amaanka.

Qaadiga Maxkamadda ayaa sheegay in ay sii socon doonto baaritaanka ku aadan dacwadda lagu soo oogay.

Wariye Maxamed Bashiir Xaashi ayaa in kabadan Todobo bil waxaa uu ku xernaa xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor