DEG DEG : Wariye Lagu Afduubtay Muqdisho

Hanad Cali Gulled oo ka tirsan Idaacada Goobjoog ayey kooxo hubeysan afduubteen saaka xili uu ku so jeeday shaqadiisa,

Xaaska Hanad aya Radio Dalsan u xaqiijisay afduubka waxeyna sheegtay inuu telefoonkiisa kala soo hadlay marki u dambeysay oo ay ka qaadanyeen.

Hanad ayaa ka soo shaqa tagayey deegaanka 13 duleedka Muqdisho oo uu daganaa.

La soco wixi ku so kordha warkan.