Deg Deg: Wariye Daud Cali Cumar iyo Xaaskiisa oo Xalay Lagu Dilay Baydhabo

Kooxo hubeysan ayaa Xalay Ku Toogtay Gurigiisa Wariye Da’uud Cali Cumar oo ka howlgali jiray Radio Baydhabo iyo Xaaskiisa.

Kooxda dishay Wariyaha ayaa sido kale toogtay Nin kale oo jaar la ahaa Saxafiga.

Wariyaha Radio Dalsan Ee Magaaladda Baydhabo ayaa soo sheegaya in aan weli cidna  loo soo qaban Dilka loo geystay Seddexdasi qof oo uu ku jiro Wariye Da’uud Cali Cumar.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor