DEG DEG : Wariye C/Laahi Muuse “Kalgacal” oo CID-da Lagu Xiray

Koox Boolis ah ayaa la sheegay iney ka xireen maqaayada hooyooyinka wariye C/laahi Muuse Kalagacal oo ka mid ah wariyayaasha magaalada Muqdisho.

Kooxdan Booliska oo ilaa 5 askari aheyd ayaa u kexeeyey Kalgacal xarunta CID-da halloas oo su’áalo lagu weydinayo.

Lama oga weli sababta ka dambeysa xariga Kalgacal.