DEG DEG:-Wariyayaasha Garoowe oo Madaxtooyada Puntland looga yeeray

War goordhow naga soo gaarey Magalada Garoowe  ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta markale Wariyayaasha looga yeeray Xarunta Madaxtooyada Maamulkaas.

Wariyayaal ku sugan Garoowe ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Wariyayaasha ay u yeereen Qeybta Warfaafinta ee Madaxtooyada,isla markaana la filayo in masuuliyiin ka tirsan Maamulkaas ay Warbaahinta la hadlaan.

Si lamid ah shalay ayaa sidaan oo kale Warbaahinta loogu yeeray,waxana shir jaraa’id qabtay xubno ka mid ah Guddiga difaaca Puntland,kuwaas oo ka hadlay dagaalada ay kula jiraan Al-Shabaab iyo Maamulka Soomaaliland.

Wixii ka soo baxa kala socda Radiodalsan.com.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media