DEG DEG: Wareegga Koowaad Ee Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Soo Idlaatay

Wareega Koowaad waxa imminka hogaaminaya

Axmed Cali Hashi oo helay 40 Cod

Cabdixakiim Maxamed Axmed oo helay 19 Cod

Saciid Samatar Surad oo helay 3 cod oo kaliya

Wareega Labaad waxa ka haray Saciid Samatar.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor